Hoos u Dhac Dhinaca Maciishada ah oo laga Dareemayo Suuqyada Jowhar.

0
168

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Suuqa hanti-wadaag oo ah suuqa ugu weyn Magaalada Jowhar ayaa laga Dareemayaa Hoos u Dhac Dhinaca Qiimaha Maciishada ah iyado mudooyinkii dambe ay sare ukacsanaa rashiinka qutul daruuriga ah.

Raashiinka qiimahooda kor u kaca ku yimid ayaa waxaa ka mid ah bur, Sokor iyo saliidda.

Qaar kamid ah ganacsatada Suuqa hanti-wadaag ee Magaalada Jowhar ayaa ka waramay xaaladda suuqa.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here