Kulan looga hadlaayey Xaalada Biyo yari ee ka jirta Magaalada Baydhabo Oo ka dhacay Gudaha Xaruunta Degmada Baydhabo.

0
184

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baydhabo Ahna Duqa Magaalada Baydhabo Abdullahi Ali Watiin Ayaa Shir Gudoomiyey Kulan looga Hadlayey Xaalada Biyaha Degmada Baydhabo. Kulankan ayaa Waxaa ka qeyb galay Madax ka soctey Hey’addaha Deeq bixiyaasha ah iyagoona intooda badan uga qeyb galay Aaladaha Fogaan araga ah .

Kulankan ayaa waxaa looga Hadlayey Xal u helida Biyo yarida Degaanadan iyo Wax ka qabashada Saameynta Biyaha Marka la gaaro Xili Roobaadkan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here