Shir looga hadlaayey Arimaha Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
158

Wasaaradda Bay’ada iyo Duurjogta koonfur galbeed soomaaliya ayaa magaalada baydhabo waxey ka dah-furtay daahfurey shir loogu hadlayey arimaha Degaanka. Waxaana ka soo qeyb galay wakiilo ka socday wasaaradaha KG iyo urrurada bulshada Ra’idka Baydhabo.

Cusmaaciil Mustaf Maxamed Agaasimaha guud ee wasaaradda Bay’ada iyo duur-joogta kg ayaa ka hadlay shirka iyo muhiimadda uu leeyahay asigoona sidoo kale ka soo qeyb galiyaasha kula dar-daaramay in ay ka faa’ideystaan.

Warkan waxaa noohayaa Siidcali Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here