Xaflad Lagu Soo dhaweynayay Ardeyda Cusub Ee Jaamacadda Zamzam Oo Baydhabo Lagu qabtay

0
167

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tan ilaa waqtigii Magaalada Baydhabo Laga dahfuray Jaamacadda Zamzam sanad kasta waxey qabataa xaflad lagu Soo dhaweynaayo ardeyda cusub ee jaamacadda.

xafladdaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka jaamacadda, ardeyda, masuuliyiin ka tirsan waxbarashada gobolka baay, aqoon yahno, abwaano Iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here