Gabar Dhalinyaro ah Oo Qaab Gabay ah Dhalinyarada uga Wacyigelisa Baraha Bulshada

0
169

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa Waxaa ku soo badanaya dumarka masooyiinka sameeya,Maryan Xaaji Ibraahiim Oo kamid ah gabadhaha masooyiinka Curiya oo ku nool Magalada Baydhabo, oo inta badan Baraha Bulshada soo gelisa taasi oo ku xiraan kumanaan qof  waxaan ku waci gelisaa dhalinyada deegaanka, ayaa waxaa raadiyo arlaadi ugu warbixisay waxaayabaha ku dhaliyay in ay halbuurad noqotay.

Warkung Waliba nig haayta Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here