Qoysas Danyar ah Ee ku sugan Duleedka Baydhabo Oo Deeq Raashiin ah la gaar Siiyey

0
157

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deeqdaan Raashiinka ah Oo isugu jirtay Bur, Bariis Baasto, iyo Saliid, ayaa la gaarsiiyay in kabadan Laba kun Oo Qoys danyar ah oo saameysay Abaarta Ka jirta Dalka, kuwaasi oo nolol u soo raadsaday Magaalada Baydhabo

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here