Haweenka ka shaqeysta sameeynta agabka Hidaha iyo dhaqanka oo ka waramay sida noloshooda ugu maareeyaan

0
173

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Haweenka sameeya Agabka Hidaha iyo dhaqanka Soomaaliga ayaa waxay ku qaadataa mudo sameeynta Agabka, waxaana loo iibgeeyaa suuqyada Magalada Baydhabo,Haween badan ayaa dhaqaale aan badneen ka soo gala sameeynta iyo iibinta alaabaha hidaha iyo dhaqanka,iyagoo ku maareeya Nolosha qoysaskooda.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here