Tababar Ku Saabsan u diyaar garowga yareynta Khataraha Masiibooyinka Oo Baydhabo Lagu qabtey

0
175

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka KGS ayaa qabatay Tababar socon doona muddo Saddex Maalmood ah oo lagu baranaayo Qorshaynta u diyaar garowga yareynta Khataraha ee Bulshada u nugul Masiibooyinka oo ay ka soo qeyb galeen ururka Haweenka Degmada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here