Qiimaha sarrifka ee Pound-ka oo gaaray halkii ugu hooseeyay muddo ku dhow 40 sano.

0
170

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Lacagta Ingiriiska ee Pound-ka ayaa gaartay halkii ugu hooseysay dhinaca sarrifka muddo 37 sannadood ah, xilli suuqyada maal-gashiguna ay ka falceliyeen cashuur dhimistii ugu weyneyd ee ay dowlada Britain sameysay.

Arrintan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo billihii ugu danbeeyey ay qiimaha maciishada iyo shiidaalku ay si aad ah kor ugu kacayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here