Maamulka Degmada Berdaale Oo Wasaaradda Waxbarashada ka codsadey Taageerida Hormarinta Waxbarashada.

0
135

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Bardaale Mahamed Isxaaq Caracase Oo Ka hadlaayay Xaalada Waxbarasho ee Degmada, Iskuulada ku yaala doorkooda ka Maamul ahaan Daruufo kala duwan ee degaanka ka jira ayaa sheegey in si isku tashi ah ay ku dhisayaan Iskuul weyn ee ku yaala Degmadaasi.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here