Beeralayda Gobolka Baay Oo isu diyaarinaya Sidii ay ugu Faa’ideysan lahaayeen Xili Roobaadka Deyrta.

0
196

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Beeralayda Soomaaliyeed Gaar ahaan kuwa KG ayaa waxa ay isu diyaarinayaan sidii ay uga faa’ideysan lahaayeen Xili roobaadka Deyrta oo hada bilaabaneysa, inkastoo oo afar mudo xileed aysan Beeralayada helin roobab ku filan taasi oo sababtey in Abaaro xoogan uu dalka ka dilaaco.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here