Diyaarad galbineysay gabar aroosad ah oo dab qabsaday

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) DhamaangGabadh reer Brazil ah ayaa go’aansatay in xafladda arooskeedu ay sii socoto inkastoo ay dhacday dabna uu qabsaday diyaaraddii quwaamitaga u kacaysay ee keentay goobta ay xafladdu ka dhacaysay.

Diyaaradda ayaa waday caruusadda, sawir qaade iyo wiil ay qaraabo yihiin oo lix jir ah.

Duuliyaha ayaa isku dayay in uu ku soo dago barxaddii goobta uu aroosku ka dhacayay balse  qaybta dambe ayay ku dhufatay dhisme.

Diyaaradda ayaa soo dhacday iyada oo toban mitir dhulka ka sarraysa, laakiin duuliyihii iyo rakaabkii ayaa baxsaday ka hor intii uusan qarxin taangigii shidaalka ee diyaaradda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here