Wasaarada Caafimaadka KG Oo Magaalada Baydhabo ku Daah furtay Talaalka Ka Hortaga Cudurka Dabeysha

0
169

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) In ka badan Afar boqol oo kun oo Carruur ah oo ay da’dooda ka hooseysa Taban jir ayaa loogu tala galay in La siiyo Talaalka Cudurka Booliyada Ee ku nool Gobolka Baay, kaasi oo lagu dahfurey Magaalada Baydhabo oo ay ka soo qeyb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka KG iyo Madax ka socotay Hey’adda WHO iyo Maamulka Degmada Baydhabo, iyadoona lagu bilaabi doono qaar ka mid ah Xaafadaha Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here