Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan dhagax dhiga aheyd ayaa Waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin ka socotay Wasaarada Xanaanada Xoolaha DFS oo ugu horeeyay Wasiirka Wasaaradaasi, Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo qaar ka mid ah howlwadeenada, waxaana dib u dayactir lagu sameynayaa Xaruunta Wasaarada Xanaanada Xoolaha oo mudo burbur saneyd, waxaana iska kaashanaya Wasaarada, Hay’adda FOA iyo Midowga Yurub.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng