Magaalada Baydhabo Oo Lagu daah-furay Barnaamijka qaadashada Sharciga guryaha iyo lahaanshiyaha dhulka banaan .

0
219

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafladan ay soo qaban qaabiyeen Waxda Dhulka Dowlada Hoose ee Degmada iyo Nootaayada Xaqsoor ayaa lagu soo bandhigay Qaabka Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo ay u bixin doonto Sabarloogooyinka Dhulalka Degmadan Taas oo Bulshada ka caawin doonta dhibaatooyinka ka heysta isku qabsiga Dhulalka.

Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo ayaa Diyaarisay Nidaam Heer sare ah kaasi oo Xadidi doona is Qab qabsiga Dhulaka mudooyinkaanba ka jirey Degmada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here