Wasaaradda Cadaaladda KG Oo Baydhabo Ku dah furtay Tababar ku saabsan Xog uruurinta Baahida Cadaaladeed ee KG.

0
172

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkaan ayaa waxaa loo qabtey shaqaalaha guud ee wasaaradda garsoorka iyo maxkamadaha koonfur galbeed, waxaana uu socon doonaa mudo 4 maalmood ah.

Tababarka ayaa waxaa lagu baran doonaa maalmaha uu socdo Xog aruurinta baahida Cadaaladeed ee ka jirta deeganada KG, Iyadoona bixin doonaan maclimiin aqoon u leh Caddaaladda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here