Kulan Ciyaareed u dhaxeeyay Ciyaaryahanadii Hore Ee Kubada Cagta KG Oo Baydhabo Lagu Qabtay.

0
169

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Garoonka kubadda cagta salaxa Tayo ee Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtay kulan ciyaareed lagu kulan siinaayey ciyaartoydii cuslaatey ee kg gaar ahaan Magaalada Baydhabo kaasi oo lagu xoojiinaayey is dhaxgalka bulshada iyo isboortiska.

Kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyey agaasimaha guud ee madaxtooyada kg Cabdifitaax Mahad Cabdiraxmaan aadan, xiriirka kubadda cagta kg iyo gudoomiyaha olombikada kg Cabduqaadir Shariif Xirow.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here