Madaxweynaha KG Oo Xariga ka jaray Xaruunta cusub ee Wasaaradda Waxbarashada KG.

0
169

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhismahan uu Xariga ka jaray Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Abdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ah xaruunta ay ka shaqeyn doonto Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Kg ayaa ka kooban guud ahaan Xafiisyo iyo meelihii ay ku shaqeyn laheyd.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here