Deeq Raashiin ah Oo La Gaarsiiyay Qoysas Danyar ah Oo Ku nool Magaalada Baydhabo.

0
147

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdan Raashiinka aheyd ayaa waxay ka koobneyd Bariis, Bur Sokor iyo Saliid, Waxaana Ka faa’iideystay Qoysas danyar ah oo saameyn ku yeelatay Abaarta dalka kuwaasi oo ku Nool Kaamamka Barakacyaasha ee Magaalada Baydhabo.

Qoysaskan Raashiinka loo qeybiyay ayaa gaareyay ku dhawaad Kun Qoys, waxaana Soo gaarsiiyay Hay’adda Raabidatul Caalamul Islaam.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here