Xaflad Lagu Soo Dhaweynaayay Gudoomiyaha Cusub Ee Xaafada Isha Oo Lagu Qabtay Magaalada Baydhabo.

0
143

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaasha xaafadaha Magaalada Baydhabo, ururada dhalinyarada, haweenka, odayaasha xaafadaha iyo maamulka dhalinyarada degmada Baydhabo ayaa ka qeyb galey xaflad lagu soo dhaweynaayay gudoomiyaha cusub ee Xaafadda Isha Ibraahim Aadan Cali.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here