Qoysas ku nool kaamka Mako Dhagool ee Magaalada Baydhabo Oo Codsaday in Gurmad Loo Sameeyo.

0
231

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degmooyin ka tirsan gobolka bakool iyo degmada Qansax dheere ee gobolka baay ayay sanado ka hor ugu soo barkaceen siyaabooyin kala duwan gaar ahaan abaarta daran ka jirta dalka soomaaliya taasi oo xoolo badan ay la tagtay iyo afar sano oo beeraha dalagyo fiican ugu soo bixin.

Hada waxey xaalad adag oo u baahan gacan qabasho ugu nool yihiin kaamka mako dhagool ee degmada Baydhabo,waxaana kaamkooda ku booqday xili subax ah oo habeen ay qubatey xaqaayo ma jirin dab shidan oo u diyaarsan in lagu diyaariyo quraacda subaxaasi.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here