Dadka ku nool Xeryaha Barakacayaasha ee Duleedka Magaaladda Xudur Oo sheegay in ay wajahayaan Xaalado nolol Xumo oo aad u daran.

0
171

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dadkaan gaaray Duleedka Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa isugu jira rag Haween, Carruur kuwaasi ay ka soo barakeceen deegaana ka mid Gobolkaas Bokool oo ay soo waday Abaarta ay sida daran u saameysay Noloshooda, Barakacayaashaan oo warbaahinta la hadlay ayaa waxay sheegeen in baahidooda ugu weyn ay tahay in ay helaan Raashin qudul duruuriga Guri ay ku hoydaan Biyo Nadiif ah iyo musqulo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here