Arday Baratay Xifdinta Qu’raanka Kariimka Oo Baydhabo Xaflad qalin Badelasho ah Loogu qabtay.

0
197

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dufcadii labaad Arday isugu jirtay Wiilal iyo Gabdho ayaa ka qalan badesheen Dugsiga Xifdinta Qu’raanka Kariimka ee Al-bayaan ee ku yaala Magaalda Baydhabo, Ardeydan oo in mudo ah soo baraneysay Xifdinta Qu’raanka Kariimka ayaa Maanta loo soo gaba-gabeeyay islamarkaasina la gadoonsiyay Shahaadooyin.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here