Warbixin Ku Saabsan Maalinta Caalamiga Ee Saaxibtinimada Aduunka Oo Maanta ku Beegan.

0
289

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sanad kasta 30-ka Bisha July Waxaa Dunida loogu dabaal degaa Maalinta saaxiibtinimada Aduunka oo Qaramada Midoobay Si gaar ah ugu asteysay, Maalinta saaxiibtinimada ayaa waxaa si rasmi ah u daahfuray Qaramada Midoobay sanadkii 2011, waxaana sanad walba la xusaa 30-ka Luulyo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur Wara’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here