Qoysas ka soo Barakacay Abaaraha ka jira Deegaanada KG Oo Dalbaday In Loo Gar-gaaro.

0
216

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dadkan soo barakacay badankood ayaa waxaa ay ka soo barakaceen deegaano ka tirsan gobolka bakool oo aad uga fog marka loo eego gobolka Baay waxaana dadkan badankood ay magaalada baydhabo ku soo gaareen siyaabo kala duwan.

Qaar ka mid ah dadka barkacayaasha ah ee ku sugan kaamka barakacyaasha ah ee yaaladhiif waxey baaq udireen Hay’addaha ka shaqeeya Arimaha bini’aadanimada iyo Dowlada KGS in u soo gurmadaan dadkan ku nool kaamkan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here