Wiil dhalinyaro ah oo ku nool Baydhabo Oo agabyada Bagaashka ku mareeya noloshiisa.

0
187

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Abdirahmaan Ibraahim Hassan oo ah Wiil dhalinyara ah oo ka shaqeysta Wareejinta agabyada Bagaashka uu garbkiisa kula dhax wareega Magaalada si dadka wadooyinka fadhiya wax ugu iibsadaan sidaana uu ku maareeyo Nolosha Qoyskiisa tan iyo 2017kii shaqadaan ka bilaabay Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here