Wiil Arday ah Oo Magaalada Baydhabo ku soo bandhigay nashqad dhismo Xaafadeed uu Sameeyay.

0
185

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hada wuxuu dhameeyey dugsiga sare ee waxbarasha, wuxuuna diyaar u yahay in uu bilaawo heerka koowaad ee jaamacadda sida uu cadeeyeyna Bilaal Xasan waxaa uu jeceyl yahay in uu barto maadada Engneer nimada ah.

Bilaal Xasan ayaa ku dhalatey hada in uu noqdo qof Engneer ah si uu usoo bandhigo dhismooyin cusub oo asri ah.Hada wuxuu soo bandhigey nashqad cusub oo ka booban xaafad cusub sida guriyaal kala duwan, wadooyin iyo garoonka kubadda cagta.

Nashqaddaan ayaa bilaal u adeegsadey kartooman kala nooc ah iyo agab kala oo lagu qurxiyey dhismooyonkaani.

Warbyhingtung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here