Wasaaradda Haweenka KG Oo Deeq Raashin ah gaarsiisay Xabsiga Dhexe ee Magaalada Baydhabo.

0
237

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Xaququl Insaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo ay wehelinayso Agaasimaha Guud ee Wasaarada Haweenka ayaa Deeq Rashiin oo looga Talagalay Dadka ku jira Xabsigaasi ku wareejisay. deeqdaan ayeey ka koobnayd Rashiin iyo Sabuun sida ay sheegtay Madiina Ahmed Agaasimaha Guud ee Wasarada Haweenka Koonfur Galbeed.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here