Man City Oo Diyaarinaysa Dalab Rasmi Ah Oo Ay Ka Gudbinayso Marc Cucurella.

0
187

Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarineyso inay dalab rasmi ah ka gudbiso adeega daafaca bidix ee Brighton & Hove Albion Marc Cucurella.

Da’yarkii hore ee Barcelona ayaa amaan sare helay xilli ciyaareedkiisii ​​ugu horeeyay premier League isaga oo dhaliyay hal gool isla markaana caawiyay laba gool 38 kulan oo uu saftay tartamada oo dhan.

Cucurella ayaa ku soo bilowday 35 kulan oo Premier League ah xilli ciyaareedkii hore waxana uu kooxdiisa ka caawiyay in ay kaalinta 9-aad kaga dhamaysato premier League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here