Maamulka Gobalka Shabeelada Hoose Oo Booqday Bukaanada ku jira Cisbitaalka guud ee Degmada Afgooye

0
267

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ibraahim Aadan Ali najax ayaa booqday Cisbitaalka guud ee degmada Afgooye isagoo u kuur galay xaaladda bukaanada ku jira isbitaalka degmada, Intii uu booqashada ku guda jiray guddoomiyaha ayaa booqday bukaannada, sidoo kale qeybha isbitaalka uu ka kooban yahay.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here