Ardeydii dhameysatay dugsiyda sare ee Degmada Baydhabo Oo xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay loogu qabtay Baydhabo.

0
160

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xafladdaan shahaadooyinka lagu gudoonsinaayay ayaa waxaa soo qaban-qaabiyey Arlaadi Professionals, ururka midowga ardada gobolka baay, midowga ardada kg iyo Bahda jaamacadaha Magaalada Baydhabo.

Waxaa laga soo qeyb galiyey bahda waxbarashada oo ugu horeeyo wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada kg, maamulada iskuulada, kuwa jaamacadaha Baydhabo, hogaanka midowga ardada kg, ururka Dedo, gudoomiyaha dhalinyarada gobolka iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here