Maamulka Degmada Baydhabo Oo Kulan la qaatay Gudigii Sahaminta iyo Naqshadeynta Dhulka ee Baydhabo

0
174

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna Duqa Magaalada Mudane Abdullahi Ali Watiin Ayaa Maanta Shir la qaatay Gudigii Sahaminta iyo Naqshadeynta Dhulka Degmada Baydhabo Gudoomiyaha Degmada ayaa Warbixin ka dhageystay Gudigaan mudadii la magacaabey iyo Waxyaabihii u qab soomey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here