Afhayeenka Golaha Malaaqyada Degmada Xuddur Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Dadka ay Abaartu Saameysay.

0
166

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ayidoo ay Weli Jiraan Saameynta ay Abaaruhu Sababeen Bulsho Fara Badana Weli aan Ka Soo Kabsan Saameynta Abaarahay ayaa Afayeenka Golaha Malaagyada Degmada Xuddur Ee Xarunta Gobolka Baay Malaaq Ali Aadan Wiir Waxaa Uu Ka Hadley In Xiligaan Loo Baahanyhay In Loo Gurmado Dadka Danyarta ah Ee ay Saameysay Abaarta Kana Soo Jeeda Deegaanada Gobolka Bakool Ee Ku Sugan Degmada Xudur Iyo Tuulooyinka Hoos Yimaada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here