Adeega Internetka oo muddo ka maqnaa dalka Canada iyo sameyn ka dhalatay.

0
158

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dalka Canada waxaa go’ay adeegga mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn ee isgaarsiinta ee Rogers, taasi oo saameyn ballaaran ku yeelatay guud ahaan nolosha dadka.

Wicitaanka taleefoonnada iyo isticmaalo Internetka ayaa is taagay muddo dhowr saacadood ah taasoo ay usii dheertahay inaanan waxba lagu iibsan karin kaararka bankiyada.

Adeega shirkada  ayaa goor danbe dib u soo laabtay iyadoo ay shirkadda Rogers raalligelin ka bixisay in adeegyadeedii ay hawada ka bexeen, aynta taasi si adag u saameysay ganacsiyada iyo nolosha dadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here