Magaalada Baydhabo Oo Maanta Ciidul-Adaxa Si weyn Loogu Ciiday

0
163

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guud ahaan Dalalka Muslimka ah ayaa si weyn loogu Ciidey Munaasabada Ciidul Adxa Soomaaliya ayaana ka mid ah Dalalka Sida weyn Loogu Ciidey, Magaalada Baydhabo waxay ka mid ahayd Magaalooyinka Waaweyn ee dalka sida wanaagsan Loogu Ciidey dadka ayaana isugu Hambalyeynayay Munaasabada Ciidul Adxa waxayna Salaada ku tukadeyn Masaajidada, Caruurta iyo dad waaweyn ayaana wadooyinka Baydhabo lagu arkaayay iyagoo Farxadooda ku qaadanaya.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here