Suuqa Xoolaha Ee Baydhabo Oo Laga dareemayo udiyaar garowga Ciida Carafo.

0
262

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Mashquul aad u weyn ayaa ka jira Suuqa Xoolaha ee Magaalada Baydhabo taasi oo ku aadan gadashada Xoolaha iyo isku diyaarinta Maalinta Ciidul Carafa oo maalimo keliya nooga harsan tahay. Suuqa Xoolaha ee Baydhabo ayaa la keenayaa Xoolaha la qalayo oo ay ugu horeeyaan Ariga, Lo’da iyo weliba dadkii awooda Geela kuwaasi oo laga keenayo degmooyin ka tiran Gobalka Baay iyo kuwa ka mid ah Gobalka Bakool kuwaasi oo loo keenayo sidii loogu iibin lahaa Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here