Munaasabad lagu dhiiri-galinaayay gabdho dhameystay barashada Qur’aanka kariimka Oo lagu qabtay magaalada Baydhabo.

0
175

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tartankan Qur,aan Akhriska oo socdey mudo laba bilood ayaa loo qabtay boqol iyo Konton Gabdhood ka kala socdey Madarasooyin ku yaala Baydhabo iyo Buurka Hakaba,munaasabada Abaal marinta Xaflada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta KG, Culimaa’udiin Xilibaano iyo Marti Sharaf kale ,waxaana halkaas Hadiyad lagu gudoon siiyay Kaltuumo Aadan Ali oo ka socotey Degmada Buur Hakaba taasi oo gashay kaalinta koowaad ee Tartanka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here