Dowlad Gobaleedka KG iyo Wakiilka Hay,adda Unicef ee Soomaaliya Oo Ka wada hadlay Xaalada Abaaraha ee KG.

0
174

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdifataax Mahad Cabdiraxmaan ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka Socday Hay,adda Unicef oo Baydhabo soo gaaray Islamarkaana ay hogaaminaysay Wakiilka Hay,adda Unicef Soomaaliya Madam Wafaa saeed.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here