Wasaarada Waxbarashada KG Oo Tababar u Soo Xirtay Macalimiinta Iskuulada Baydhabo.

0
198

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Waxbarshada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa Waxey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Tababar Uga Soo Xirtay Ku Dhowaad Ilaa Iyo Labo Boqol Oo Macalamiin Ka Kala Yimid Iskuulada Magaalada Baydhabo.

Tababrka Macalamiinta ayaa Mudada Uu Socoday Waxaa iska Kaashadey Wasaarada Waxbarashada Koonfur Galbeed Iyo Qaar Ka Mid ah Hay’addaha Ka Howl Gala Degaanada Koonfur Galbeed.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here