Dugsi Qur’aan Ku yaala Magaalada Xuddur Oo Dib u Balaarin Weyn Lagu Sameeyay

0
208

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dugsigan oo lagu barto Qur’aanka Kariimka ee Qoolkii Eeebe oo ku yaala Xaafada Horseed ee Magaalada Xudur ayaa waxaa la soo gudboonaaday burbur iyo cariiri uu ku noqday Ardeyda wax ka barata dugsigaasi, waxaana waaladiinta caruurta horey ay u codsadeen in loo dhiso dugsi qur’aan caruurtooda wax ku barata maadaama aysan awoodin iyaga, waxaana baahidaasi ka soo jawaabay Samafale Cabdifataax Bakool wuxuuna u dhisay Dugsiga.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here