Gudiga Abaaraha Dowlad Gobalkeedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shir kula yeeshay Magaalada Baydhabo Masuuliyiin ka socotay Hay’adda WFP iyo World Vision, waxaana shirka looga hadlaayay sidii loo dardar gelin lahaa gurmadka loo sameynaayo qoysaska abaartu saameysay oo u baahan gargaar bani’aadannimo oo deg deg ah.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi