Gudoomiyaha Degmada Bardaale Oo Hay’addaha Gargaarka ugu baaqay in loo soo Gurmado Barakac Cusub oo soo gaaray Degmadaasi.

0
224

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo wali ay jirto Saameynta Abaarta Soomaaliya ayaa waxaa soo badanaya dadka ku soo guuraya goobihii ay deganayeen iyagoo nolol u soo doontey magaalooyinka waa weyn.Degmada Bardaale Ee Gobalka Baay waxay ka mid tahay Degmooyinka ay ku soo qul qulayaan dadka Abaarta ku Xoolo beeley Deeganada iyo Tuulooyinka hoos yimaada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here