Maamulka Nootaayo Marwaaz Ee Magaalada Baydhabo Oo ka Waramay Adeegyada ay Bulshada u qabanayaan.

0
267

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Sanadihii ugu dambeeyey Magaalada Baydhabo waxaa ku soo badanayay Xarumaha Nootaayooyinka, kuwaasi oo Bulshada ugu tala galeen in ay ugu adeegaan si ka duwan sidii ay markii hore dhulalka,Guryaha Baabuurta Hantida waa weyn u kala iibsan jireen, taasi oo ahayd hab aan sharci iyo qoraal midna laga sameyn jirin,waxay mararka qaar abuuri jirtey khilaafaad Bulsho.

Nootaayo Marwaaz Public oo bilowga Sanadkaan laga furey Magaalada Baydhabo ayaa kamid ah tiro Nootaayooyin ka shaqeynaya Magaalada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here