Wasaaradda Bey’ada iyo duur joogta KG Oo Unsom iyo Unsos kala wareegtey 5 kun oo geed oo lagu beeri doono Magaalada Baydhabo.

0
232

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ismaaciil Mustafa Maxamed agaasimaha guud ee wasaaradda bey’ada iyo duur joogta koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxaa uu xafiisyada Unsom iyo Unsos ee Magaalada Baydhabo kaga gudoomey shan kun oo geedo ah oo loogu tala galey in lagu beero Magaalada Baydhabo.

Geedahaan oo uu agaasimaha lagu wareejiyey ayaa waxaa loogu tala galay in ay ka qeyb qaataan in lagu ilaaliyo xaalufinta geedaha deegaanka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here