Dad ka soo Barakacay Abaaraha ka jira Deegaanada Koonfur Galbeed Oo soo gaaray Magaalada Baydhabo.

0
190

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kaamka khadiidle wuxuu ka mid yahay Kaamamka soo gaareyaan Barakacyaal Cusub oo ka soo barakacay qaar ka mid ah deegaanada Koonfur galbeed soomaaliya, dadka ku nool kaamkaasi ayaa aysan heysan waxyaabaha muhiimka u ah nolosha.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here