Tababar ku saabsan Ilaalinta Xuquuqul-insaanka Oo Magaalada Baydhabo uga furmey Xildhibaanada Baarlamanka KGS.

0
200

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Aqoon-isweydaarsi socon doono Muddo 3 Maalin ah kaas oo ku saabsan Ilaalinta Xuquuqul-insaanka oo loo qabanaayey qaar ka mid ah Xildhibaanada DGKGS. Kusimaha Guddoomiyaha Baarlamanka Ahna Guddoomiye Kuxigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada DGKGS Mudane Maxamed Nuur Macalin ayaana Furay Aqoon-isweydaarsiga.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here