Wasiirka Maaliyadda XFS Oo Sheegay in Miisaaniyadda Dowladda ee sanadkaan ay ku dhowdahay Hal Bilyan.

0
181

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasarada Maaliyada Dowlada Fedaraalka Soomaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Waxaa Uu Sharaxaad Ka Bixiyey Miisaaniyada Dowlada Ee Sanadkan Labada Kun Iyo Labaatan Iyo Labada Taasi Oo Gaareysa Lacag Dhan Hal Biliyen.

Wasiir Beyle ayaa Waxaa Uu Warbixinta Guud Ka Hor Jeediyey Labada Aqal Ee Baarlamaanka Soomaliya Asigoo Faafaahiyey Qaabka Loo Maareyn Doona Miisaaniyada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here