Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JF Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha bini’aadanimada Oo warbixin cusub ka soo saaray abaaraha ka jira dalka

0
171

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JF Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bini’aadanimada, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka hor-hadlayey baarlamaanka Soomaaliya ayaa warbixin cusub ka soo saaray abaaraha ka jira dalka. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in xaalado daran oo dhanka nolosha ay ka jiraan dalka, isla-markaana loo baahan yahay in si wadajir looga qayb qaato gurmadka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here