Munaasabad lagu Dah furaayay Machadka Barashada Daraasaadka Gargaarka iyo Horumarka Oo Baydhabo Lagu qabtey.

0
183

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo Ee Xaruunta Gobolka Baay ayaa Waxaa Lagu Qabtay Munaasabada Lagu Daah Furaayey Machadka Barshada Daraasadka Gargaarka Iyo Hormarka, Waxaana Munaasabada Ka Soo Qeyb Galey Wasiirka Wasarada Gargaarka Maareynta Iyo Masiibooyinka KGS Qaar Ka Mid ah Masuuliyiinta Maamulka KGS Iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here