Kulan Looga Hadlaayay ka Hor Taga ka Ganacsiga Maandooriyaha Oo Lagu Qabtay Magaalada Baydhabo.

0
154

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulan ay iskugu Yimaadeen laamaha amniga ee KG gaar ahaan kuwa gobolka baay iyo wasiirka Garsoorka iyo Caddaaladda Koonfur Galbeed oo ka dhacay Magaalada Baydhabo ayaa waxaa looga hadlay isticmaalka iyo ka ganacsiga waxyaabaha maanka dooriya kaasi oo amaro laga soo saarey.

Saraakiisha iyo laamaha amniga ee soo xaadirey ayaa waxey ka hadleen sidii looga hor tagi lahaa arimahaasi.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here